Muqdisho:Waxaa Maanta lasoo Gabagabeynayaa Diiwaangelinta Murashaaxiinta u taan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Waxaa maalintii labaad si habsami leh ugu socota xarunta Villa hargeysa diiwaangelinta murashixiintaa u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka,iyadoo la filayo maanta inay araajidooda keenaan murashixiinta harsan.
Maanta waxaa is diiwaangeliyey oo araajidooda aya ka aqbaleen guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha ilaa lix musharax waxayna kala yihin:
- Xil.Idiris Abdi Taktar
- Xil.Sharif Sheik Maye
- Xil.Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman
- Xil.Sharif Mohamed Abdalla Hussein
- Xil.Mohamud Moalim Yahya
- Xil.Iman Abdullahi Ali.
Waxaana la filayaa in maalinimada beri ay bilaawanto Hadal-jeedinta Murashaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
![Murashax Xil Idiris Cabdi Taqtar is diiwaangeliye Murashax Xil Idiris Cabdi Taqtar](/images/is-diiwaaangeliye-Murashax-xil-Idiris-Cabdi-Taqtar.jpg)
![Murashax Xil Iimaan Cabdulaahi Cali is diiwaangeliye Murashax Xil Iimaan Cabdulaahi Cali](/images/is-diiwaaangeliye-Murashax-xil-Iimaan-Cabdulaahi-Cali.jpg)
![Murashax Xil Maxamed Mursal Sh Cabdiraxman is diiwaangeliye Murashax Xil Maxamed Mursal Sh Cabdiraxman](/images/is-diiwaaangeliye-Murashax-xil-Maxamed-Mursal-sh-cabdiraxmaan.jpg)
![Murashax Xil Maxamuud Macalin Yaxye is diiwaangeliye Murashax Xil Maxamuud Macalin Yaxye](/images/is-diiwaaangeliye-Murashax-xil-Maxamuud-Macalin-yaxye.jpg)
![Murashax xil Sharif Maxamed Cabdalla is diiwaangeliye Murashax Xil Sharif Maxamed Cabdalla](/images/is-diiwaaangeliye-Murashax-xil-Sharif-Maxamed-Cabdalla.jpg)
![Murashax Xil Sharif Sheekhuna Maye is diiwaangeliye Murashax Xil Sharif Sheekhuna Maye](/images/is-diiwaaangeliye-Murashax-xil-Sharif-Sheekhuna-Maye.jpg)