Muqdisho:Waxaa Bilowday Diiwaangelinta Murashaaxiinta u taan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Waxaa si habsami leh ugu socdo xarunta Villa hargeysa diiwaangelinta murashixiintaa u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka,iyadoo ay soo buux dhaafiyeen murashixiinta u tartamaya qabashada xika Gudoomiyaha Golaha.
Ilaa hadda waxaa is diiwaangeliyey oo araajidooda aya ka aqbaleen guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha ilaa shan musharax waxayna kala yihin:
- Ibrahim Issac Yarow
- Ali Sheikh Mohamed Nur
- Prof. Salim Alio Ibrow.
- Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagreen
- Sheikh Aden Mohamed Nur Madoobe
Guddiga ayaa shaqeynaya ilaa 5:00 galabnimo si murashaxiinta looga qabto araajidooda ay kusoo codsanayaan u tartamida qabashada xilka Guddoomiyaha .
Waxaana la filayaa in maalinimada beri ay soo gabagabowdo diiwaangelina murashaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
![Murashax Xil Ibrahim Isaaq Yarow is daaiwageliye Murashax Xil Ibrahim Isaaq Yarow](/images/IS-diiwaangeliye-Murashax-Xil-Ibrahim-Isaaq-Yarow.jpg)
![Murashax Xil sh aadan Madoobe is diiwangeliye Murashax Xil Sh aadan Madoobe](/images/Is-diiwaangeliye-Murashax-Xil-Sh-aadan-Madoobe.jpg)
![Murashax Xil Saalm Caliyow Ibrow is diiwangeliye Murashax Xil Saalim Caliyow Ibrow](/images/Is-diiwaangeliye-Murashax-xil-Saalim-Caliyow-Ibrow.jpg)
![Murashax Xil Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen is diiwangeliye Murashax Xil Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen](/images/Is-diiwangeliye-Murashax-xil-Cabdiasiis-Xasan-Maxamed-Laftagareen.jpg)
![Murashax Xil xaaji Cali Maxamed Sh Nur is diiwangeliye Murashax Xil xaaji Cali Maxamed Sh Nur](/images/is-diiwaaangeliye-Murashax-xil-Xaaji-Cal--Sh-Maxamed-Nuur.jpg)