Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) oo loo doortay Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada Dowladaha xubnaha ka ah Carabta

Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) oo loo doortay Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada Dowladaha xubnaha ka ah Carabta ayaa ka qeyb galay Kulanka 42-aad ee Golaha Xoghayayaasha guud ee Baarlamaannada Carabta.
Kulankan oo barbar socday meerteeda 34-aad ee Baarlaannadda Carabta oo socon doona Febraayo 25-26, ayaa Xoghayeyaasha waxa ay iska doorteen sedex xubnood oo guddiga fulinta ka mid ah, waxaana xubnahaasi ka mid noqon doona Soomaaliya, Al Jeeriya iyo Ciraaq.
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya