Hoyga
Baarlamaanka
Golaha Shacabka
Aqalka Sare
Howlaha Baarlamaanka
Guddiyada
Golaha Shacabka
Aqalka Sare
Wararka
Wararka Golaha Shacabka
Wararka Aqalka Sare
MADAXWEYNIHII HORE EE JFS OO GUTAY DHAARTA DASTUURIGA AH EE XUBINNIMADA JOOGTADA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA
August 21, 2022
539
font size
decrease font size
increase font size
Print
Email
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta loo dhaariyey xubinimo Golaha Shacabka oo abadiyan ah, Qodobka 64-aad ee Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo wax ka baddel lagu sameeyay 2012-2016 ayaa dhigaya in qof kasta oo noqda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, marka uu xilka banneeyo uu noqonayo Xildhibaan Golaha Shacaba inta uu nool yahay haddii aan xil-ka-qaadis lagu samayn. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa noqonaya Madaxweynihii labaad oo markii uu xilka ka dagay xildhibaan noqday, 2017 waxaa sidoo kale xildhibaan noqday Xasan Sheekh Maxamuud. Tirada xidhibaannada Golaha Shacabka oo markii hore lagu dhisay habka 4.5 ayaa ahaa 275 laakiin hadda waxa uu noqonaya 277 mudane.
Tweet
« GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO MAANTA U AMBABAXAY DALKA K/AFRIKA.
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME ( HADRAAWI) »
back to top
Hoyga
Baarlamaanka
Golaha Shacabka
Aqalka Sare
Howlaha Baarlamaanka
Guddiyada
Golaha Shacabka
Aqalka Sare
Wararka
Wararka Golaha Shacabka
Wararka Aqalka Sare