Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo Maanta kulan Leh magaaladda Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku began tahay 24-ka bisha September 2018, kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho.

 

Ajendaha kulanka ayaa ah sii wadista dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

 
© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya