GUDDIGA KHEYRAADKA DABIICIGA & BII’ADA EE GOLAHA SHACABKA BJFS OO LA KULMAY WASIIRKA WASAARADDA BATROOLKA IYO MACDANTA XIL. CABDIRASAAQ CUMAR MAXAMED

Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta Xafiiska Guddiga ugu yeeray Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta xil. Cabdirasaaq Cumar Maxamed iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Xil. Cabdiwahaab Cabdi Cumar .
 
Kulanka oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Guddiga Xil. Yuusuf Xuseen Axmed Gama’diid ayaa wasiirada looga dhageystay war bixinno ku saabsan Howlaha iyo Heshiisyada batroolka ee la galay, su’aalana laga weydiiyay.
kulanka oo ku soo dhamaaday is fahan ayaa lagu kala qaatay waajibaad Ballaaran.
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya