Kalfadhiga 5-Aad ee Golaha Shacabka oo Xirmay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Shiikh Abdiraxmaan ayaa lagu sheegay in uu xirmay Kalfadhiga 5-Aad ee Golaha Shacabka.

Warqadaan kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu wargaliyay xildhibaanadda golaha shacabka in uu xirmay kalfadhigga 5-aad 27 bisha Luulyo 2019,isla markaana uu furmi doono kalfadhigga 6-Aad 27 sebtembar 2019 haddii alle idmo.

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya