Senator Cismaan Macoow ayaa ku matalaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka shir Goboleedka Baarlamaanada Waddamada Carabta oo ka dhacaya Lubnaan.
Wafdigaan ayaa ka koobnaa labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Shirkan ayaa looga hadlayaa hiigsiga Himilada waarta ee 2030 (Sustainable Development Goals 2030 Agenda).