Print this page

Xildhibaanada Golaha Shacabka Ayaa Akhrinta 2aad Marsiiyey Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Howlgabka Ciidanka

May 23, 2018 2607
xildhibaanada Golaha Shacabka xildhibaanada Golaha Shacabka

Muqdisho:kulan ay isugu yimaadeen xarunta Golaha Shacabka Xildhibaanada Golaha Ayaa Maanta looga Dooday wabixinta Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida Iyo Howlgabka ay soo diyaariyeen Guddiga Difaaca Golaha Shacabka waxaana ka hor akhriyey warbixinta Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Xildhibaan Xuseen Carab Ciise iyo Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Sadiiq warfaa, sidoo kale waxaa kaloo looga hadlay Warbixin Ku Saabsan Duufaanada Xeebaha Soomaaliya Waxaana Shir Gudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Ku Xigeenadiisa.