GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO KULAN LA QAATAY MADAXWEYNIHII 7AAD EE DALKA

June 19, 2023 520

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan is xog-wareeysi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka BJFS Mudane Shariif Sheekh Axmed. Kulankan ayaa lagu lafaguray xaalada guud ee dalka iyo dardargelinta dagaalka lagula jiro kooxda Khawaariijta Al-Shabaab.

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya