Print this page
GUDDIGA GANACSIGA EE GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY WASIIRKA WASAARADA GANACSIGA
September 03, 2022
603
font size
decrease font size
increase font size
MUQDISHO September 03,2022; Guddiga Ganacsiga Dhaqaalaha Maalgashiga iyo warshadaha ee Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS. Kulanka ayaa ahaa mid isbarasho iyo isxog wareysi ah iyo sidii horey lagu sii wadi lahaa howlaha hortabinta u leh guddiga iyo wasaarada ee laxiriiro shuruucda muhiimka ah ee larabo in sida ugu dhakhsiyaha badan laysaga kaashado. Ugu dambeyntii kulanka ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan.
Tweet