Print this page

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta kulan laqaatey UN,Amison iyo Ambassadorada Copenhagen Group.

January 23, 2020 2689

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta kulan laqaatey UN,Amison iyo Ambassadorada Copenhagen Group kulakan ayaa waxaa loogu hadley Doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqynta labada dhinac