Print this page

Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo maanta Kulan Leh

July 08, 2019 1754

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maanta waxa ay kulan ku leeyihiin Xarruunta Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta 3-Aad ee wax ka Bedelka sharciga Xeerka  Saxaafadda oo horay usoo maray Akhrin kowaad iyo labaad.

sharciga Saxaafadda waxaa golaha shacabka usoo gudbisay wasaaraada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.