Wafdiga aqalka sare ayaa lakulmay urruka Haweenka degamada Baydhaba ,Ururka haweenka gobolka baay ee KGS iyo kusimaha wakiilka UNSOM

Baydhabo , 20.09.2018.

Wafdiga aqalka sare ee ku sugan magalada baydhabo waxay manta lakulmeen urruka haweenka degamada baydhaba iyo ururka haweenka gobolka baay ee KGS ayagoo laga dhagesanayay xog sidoo kale waxay la qaaateen kulan kusimaha wakiilka UNSOM ee KGS waxayna dhamaantood kalahadleen qilaafka dhaxyaala mamulka gobolka iyo sida xal lagu heli karo.

 

 

 

 

 

 

 

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya