Kulamo uu laqatay Qaybaha Kala duwan ee Bulshada ayuu Wafdigii Aqalka Sare ee Galmudug u tagay xalinta khilaafaadka

Guddigii loo diray Galmudug ayaa Kulamo La qaatay Shaleey Qaybaha Kala duwan ee Bulshada Ku dhaqan Dowlad Goboleedka Galmudug Si wax looga wareesto Baahiyaha ay qabaan iyo Fikirkooda ku aadan khaliaafyada Guddaha ah iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada.

 

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya