Magalada Baydhabo ayaa kasocdo kulamadi Gudiga kasocday Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Magalada baydhba wali waxa ka socda kulamadi gudigi kasocday Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Somaliy ay la yelanayeen madaxda mamulka koonfur galbeed sidoo kale manta waxay kulan la qaateen odayasha dhaqanka deeganka doowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayagona ka hadlaya waxa kenay Khilaafka u dhaxeya maamul goboleedyada iyo dowlad dhexe iyo sida loogu helilahaa xal waar.

Kulanka ayaa qeeyb ka ahaa kulmo isxogwareeysi ah oo uu wafdigu layeelnayay qeeybaha kala gadisan ee bulshada.Kulanka ayaa ahaa mid mira dhal ah.

 

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya