Print this page

Wafdi Kasocdo Gobalka Banaadir oo Golaha Aqalka Sare soo gaaray

May 09, 2018 2251

Guddiga Arimaha Gudaha, Dibu Heshiisiinta iyo Xiriirka Dawlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare ayaa Xarunta Golaha Aqalksa Sare ku qaabilay Wafdi Kasocdo Gobalka Banaadir 

;Guddomiyaha Gobalaka Banadir Eng.Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan iyo Xubno katirsan Maamulka Gobolka Banadir.

Kulnaka oo kadhacay Golaha Aqalka Sare Taarikhdu marka ay aheyd  08/05/2018 ayaa ahaa isxog wareysi ,Ayadoo maamulka Gobolka Bandir lagadhageeystay Qorshaha iyo Waxqabadka Maamulka Gobolka Banadir .Sidoo kale warbixino muhiim ayaa lagusoo gudbiyay kulanka.

 

wafdi gobolka bandir