Print this page

Kulankii Golaha Shacabka oo goordhaw Furmay

May 08, 2019 1523

Waxaa goor_dhow furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kooramka kulanka ayaa ku furmay 142 mudane, waxaa shir guddoominaya kusimaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

Ajendaha Kulanka maanta ayaa ah Akhrinta 2-aad ee Hindise-Sharciyeedka Batroolka.