Xildhibaanadda Golaha Shacabka OO Maanta kulan Ku leh MagaaladdaMuqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeelanaya kulanka 3-aad ee Kalfadhiga 4-aad.

Xildhibaanada ayaa sii wadi doono doodii shalay ee ku saabsaneyd amniga guud ee dalka gaar ahaan amniga Muqdisho.

Shalay waxaa dooda ka qeyb qaatay oo aragtidooda soo bandhigay 20 Xildhibaan.

sida qorshuhu uu yahay waxa maanta hadli doono oo aragtidooda ku saabsan amniga Muqdisho soo bandhigi doono 27 Xildhibaan oo ka mid ahaa xildhibaanadii shalay is qoray.

 

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya