Print this page

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Maanta Kulan Ku Leh Xarruunta Golaha Shacabka

September 17, 2018 1683

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku began tahay 17 bisha September 2018, Waxa ay kulan ku leeyihiin  Xarruunta Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa Xildhibaanada waxa ay kaga hadli doonaan amniga Muqdisho.