Print this page

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmey ku- xigaynka Wakiilka, Barnaamijka UNDP Soomaaliya.

January 19, 2020 2600

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmey ku- xigaynka Wakiilka, Barnaamijka UNDP Soomaaliya kulakan ayaa waxaa loogu hadley sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta UNDP iyo Golaha shacabka Barlamaanka.