Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta kulan laqaatey UN,Amison iyo Ambassadorada Copenhagen Group.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxamaan ayaa maanta kulan laqaatey UN,Amison iyo Ambassadorada Copenhagen Group kulakan ayaa waxaa loogu hadley Doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqynta labada dhinac

 

Tweets Golaha Aqalka Sare

Guddiga Arrimaha Gudaha,Dib-uheshiisiinta iyo Xirrirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka ayaa baaq-nabadeed ee k… https://t.co/nspqpAYNu4
Golaha Aqalka Sare ayaa ka tacsiyeeynaayo Geerida Ku timid R/wasaarihii hore ee Soomaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur C… https://t.co/X0ACadn1wA
Guddi-Wadajir Ku-meel-gaarka ah ee Diyaarinta Xeerarka Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa kulankii… https://t.co/SBk9adfq16

Tweets Golaha Shacabka

Waxaa Haatan Si Toos ah u Socdo Xafladda Xiritaanka Kalfadhiga 6-aad ee Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda F… https://t.co/xNVpn9kqyB
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa haatan ka qeyb galaya munaasabad lagu soo xiray… https://t.co/BUBlbrmQP7
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihi… https://t.co/DmVx04IkEA
© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya