Print this page

Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Saakay la Filayaa in ay Yeeshaan Kulan Wadajir ah

November 20, 2019 3009

Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Yeelan doona Kulan Wadajir ah Mudo Kadib,  Ajandaha Kulanka ayaa  ah Akhrinta 1aad ee Miisaaniyadda 2020.