Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Kulmay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal sh.Abdirahman Oo Uu Wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka 1-Aad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdi-Weli Ibraahim Sh.Mudeey Ayaa La Kulmay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Mudane Jamal Hassan Mohamed Iyo Masuuliyiin La Socday,Kulanka Ayaa Ka Dhacay Xafiiks Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sh.Abdirahman.

 

Ugu Horeyntii Kulanka Ayaa Warbixin La Xiriirta Qorshaha Qaranka  Looga Dhagaystay Wasiirka Iyo Masuuliyiintii La Socday.

Intaasi Kadib Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sh. Abdirahman Oo Kulanka Ka Hadlay Ayaa Sheegay In Ay Soo Dhaweynayaan Howsha Baaxada Leh Oo Ay Wado Wasaarada Waxa Uuna Sheegay Ka Gole Ahaan Ay Bogaadinayaan Howsha Wasaarada ee Laxiraarta Qorshaha Qaranka .

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya