Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta yeelanaya kulankooda 26aad ee Kalfadhiga 5aad

Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa maanta yeelanaya Kulankooda 26aad kalfadhiga 5aad Ajandaha Kulanka Maanta ayaa ah  

  • Akhinta 1aad ee hindise sharciyeedka Baabuurta Xamuulka iyo xeerka Wadooyinka.
  • Akhrinta 2aad wax ka badalka Sharciga Duulista Rayidka.

 

Lasoca kulanka waxa kasoo baxa

 

Waaxda Warfaafinta Golaha Shacabka BJFS     

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya