Print this page

Dhageysi Dadweeyne Hindise Sharciyeedka Khayraadka Biyaha

May 02, 2018 1955

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed inay ka soo dhiibtaan fikirkooda ku aaddan Hindise Sharciyeedka

Khayraadka Biyaha ee horyaalla Golaha Aqalka Sare kaas oo aay Guddiga Khayraadka Golaha Aqalka Sare qaban doonaa dhegeysi dadweyne -Khamiis May 3 2018.

Halkaan guji oo ka akhriso sharciga Kheeyraadka biyaha:http://www.parliament.gov.so/billtracker/assets/bills/6611521956955.pdf

Muwaadin, fadlan ka qayb qaado, aragtidaada ku soo dir E-mail adaan : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. / This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.